(Akhriso) War Murtiyeed ka dhan ah DFS oo laga soo saaray shirkii Puntland & Jubbaland

War-murtiyeed ayaa goor dhow kasoo baxay Shirka Iskaashiga Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Puntland iyo Jubbaland Shirkaasoo intii u dhexeysay January 18-19, 2020 ku qabsoomay magaaladda Boosaaso. Waxaa shirkan uga qeyb galay labada dhinac wufuud ay kala hogaaminayaan Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo maalmahan oo booqanayey Boosaaso. … Continue reading (Akhriso) War Murtiyeed ka dhan ah DFS oo laga soo saaray shirkii Puntland & Jubbaland